A Structuring A Research Paper (Introduction, Methodology, Results, Discussion)

A Structuring A Research Paper (Introduction, Methodology, Results, Discussion)

Waxaa si habsami leh u soo gabagaboobay koorso loo qabanaayey ardayda hadda ku jirto diyaarinta Proposal-ka thesis-ka, oo soo diyariyeen Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya iyo Machakos University ee Kenya taas oo ardayda si fcn uga faa’ideysteen fursaddan qaaliga ah ee labada jaamacadood ee walaalaha ah ay ugu talagaleen.
Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya waxay mar kasto u taagantahay inay ka shaqayso tayeynta waxbarashada iyo kordhinta aqoonta cilmibaarista ardeydeeda si loo horumariyo Koonfurgalbeed iyo Soomaaliya oo idil.
Tababarka waxaa bixiyay Prof. Dr. Charles Kebaya, Machakos University Kenya.
By |2025-04-28T16:22:01+03:00April 28th, 2025|Events|

Leave A Comment

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.